Xasan Cali Kheyre oo ayaan darro ku tilmaamay heshiiskii uu Madaxweyne Xasan Sheekh la gaaray Abiy Axmed
Khamiis, December, 12, 2024 – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay heshiiskii ay xalay kuwada galeen Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya dalka Turkiga, waxaana dhex dhexaadinayay…